HomeWararSawirro:-Maxaa looga hadlay Shirka Todobaadlaha ee Gobolka Banaadir?

Sawirro:-Maxaa looga hadlay Shirka Todobaadlaha ee Gobolka Banaadir?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir Gudodomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Todobaadkii Mar la qabto kaas oo looga hadlo xoojinta Horumarka Caasimadda iyo islaxisaabtanka waxaana isugu yimaada Hogaanka Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Degmooyinka. Qodabadii Shirkani looga Hadlay waxaa kamid ahaa Amniga, Kor […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir Gudodomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo Todobaadkii Mar la qabto kaas oo looga hadlo xoojinta Horumarka Caasimadda iyo islaxisaabtanka waxaana isugu yimaada Hogaanka Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxda Degmooyinka.

Qodabadii Shirkani looga Hadlay waxaa kamid ahaa Amniga, Kor u qaadista Kobaca Dhaqaalaha, Nadaafada, Sports-ka, Canshuuraha iyo Hoos u Daadajinta adeegyada Dowlada Hoose ee Xamar.

- Advertisement -

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ayaa kula Dardarmaay Madaxda Degmooyinka Gobolka Banaadir in Bulshada si hufan loogu qidmeeyo iyo sidoo Kale xoojinta Wadashaqeynta Maamulka Degmada, Laamaha amniga iyo Shacabka si Loogu Guuleysto ka Hortaga Nabadiidka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories