HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay qaar kamid ah Dadka Baahiyaha gaarka ah...

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay qaar kamid ah Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xafiiskiisa aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan Gaar ah Kula Qaatay Qaar Kamid ah Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba ee ku Dhaqan Degmooyinka Gobolka Banaadir isagoo kala Hadlay sidii Loo xoojin Lahaa wada shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada Naafada ah. […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xafiiskiisa aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan Gaar ah Kula Qaatay Qaar Kamid ah Dadka Baahiyaha Gaarka ah Qaba ee ku Dhaqan Degmooyinka Gobolka Banaadir isagoo kala Hadlay sidii Loo xoojin Lahaa wada shaqeynta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada Naafada ah.

Kulankani waxaa Goob Joog ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo xog’hayaha Guud ee Gobolka Banaadir iyadoo Duqa Magaalada Muqdisho uu Warbixino Quseeya Xaalada Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba ka Dhageestay hogaanka Golaha Naafada Qaranka kuwaas oo sheegay iney dadka Naafada ah u Baahan yihiin Daryeel Gaar ah iyo iney Helaan Fursada Lamid ah kuwa La siiyo Dadka Lixaadkooda dhameestiran yihiin.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) Waxaa uu sheegay in Maamulkiisa uu diyaar u yahay garab istaaga Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba iyo iney helaan Fursada Wax ku-ool ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories