HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho iyo Guddiga KMG ee doorashooyinka Qaranka oo kulan yeeshay

Sawirro:-Duqa Muqdisho iyo Guddiga KMG ee doorashooyinka Qaranka oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Galabta waxa ay xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hergeysa kulan ku la yeesheen guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed {Cumar Filish}. Kulanka guddiga ay la yeesheen guddoomiyaha gobolka Banaadir waxaa shir gudoominaayay guddoomiyaha guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka […]

- Advertisement -

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Galabta waxa ay xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hergeysa kulan ku la yeesheen guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed {Cumar Filish}.

Kulanka guddiga ay la yeesheen guddoomiyaha gobolka Banaadir waxaa shir gudoominaayay guddoomiyaha guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka Xildhibaan C/laahi Abuukar Xaaji {Eng.Carab}.

- Advertisement -

Ujeedka Kulanka ayaa ahaa sidii guddoomiyaha gobolka Banaadir uu guddiga ugu soo bandhigi lahaa talooyinkiisa ku aadan sharciga Doorashooyinka Qaranka oo ay haatan soo diyaarintiisa ay guddigaan gacanta ku hayaan.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah soo diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ayaa kaga mahadceliyay gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Filish talooyinnkiisa waangsan uu ku aadan sharciga doorashooyinka qaranka.

Kulanka uu guddiga la yeeshay Guddoomiyaha gobolka banaadir  ayaa ugu dambeyntii  kusoo dhammaaday jawi wanaagsan.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories