HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Brian Neubert

Madaxweynaha K/Galbeed oo kulan la qaatay Brian Neubert

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen ) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Gudaha Safarada dowladda Mareykanka kula Kulmay Safiir ku xigeenka Dowlada Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Brian T.Neubert Waxaana ay wada waateen Shir Saacado Socday oo looga hadlayey Sidii dowlada America ay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen ) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Gudaha Safarada dowladda Mareykanka kula Kulmay Safiir ku xigeenka Dowlada Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Brian T.Neubert

Waxaana ay wada waateen Shir Saacado Socday oo looga hadlayey Sidii dowlada America ay uga Qeybqadan lahayd Arimaha Dib u dhiska Hay’addaha dowliga.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Danjire Brian T.Neubert ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xariirka ka dhaxeyey Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Mareykanka sido kale shirka inta uu socday waxaa la iskula soo hadal Qaaday sidii Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab loo Kordhin lahaa Loogana saari lahaa Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories