HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo baaq u dirtay Beesha Caalamka

Dhageyso:-Jubbaland oo baaq u dirtay Beesha Caalamka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Dhexe ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland,Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas iyo Odayaasha dhaqanka. Inta uu kulanka socday ayaa waxa lagu soo bandhigay Howlgaladii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ay ka sameeyeen deegaano hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose,iyadoona howlgalka lagula wareegay […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Dhexe ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland,Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas iyo Odayaasha dhaqanka.

Inta uu kulanka socday ayaa waxa lagu soo bandhigay Howlgaladii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ay ka sameeyeen deegaano hoostaga Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose,iyadoona howlgalka lagula wareegay deegaano ay ku sugnaayeen Al-shabaab.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee Jubbaland,Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Odayaasha dhaqanka Kismaayo ayaa si wadajir ah u Cambaareeyay xariga dowladda Soomaaliya u geysatay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan.

Sidoo kale Maxamud Sayid Aadan ayaa Beesha Caalamka ugu baaqay inay dib u soo celiso doorkeedii dhex dhexaadnimada ahaa,isla markaana ay gargaar u fidiyaan dadka reer Jubbaland ay dhibaateysan.

Ugu dambeyntii Maxamud Sayid Aadan Madaxweyne ku-xigeenka Koowaad ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlayay kulankaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories