HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa Goordhow jugta qarax Xoogan laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah oo uu watay qof,kaasi qarxay xili uu marayay Maqaayad lagu magacaabo Zeytuun eek u taalla Wadada aadka u mashquulka […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow jugta qarax Xoogan laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah oo uu watay qof,kaasi qarxay xili uu marayay Maqaayad lagu magacaabo Zeytuun eek u taalla Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al-mukarama.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray Goobta uu qaraxa ka dhacay,isla markaana xiray Aaga,iyagoona halkaas ka wada baaritaano kala duwan.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaas Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories