HomeWararTaliyaha Sirdoonka dalka Angola oo booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho

Taliyaha Sirdoonka dalka Angola oo booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa booqasho rasmi ah ku yimid Taliyaha Sirdoonka dalka Angola sida lagu shaaciyay war ka soo baxay Taliska NISA. Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxaa Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa oo ah Taliyaha Sirdoonka Angola kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda nabadsugida Soomaaliya […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa booqasho rasmi ah ku yimid Taliyaha Sirdoonka dalka Angola sida lagu shaaciyay war ka soo baxay Taliska NISA.

Garoonka diyaaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxaa Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa oo ah Taliyaha Sirdoonka Angola kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda nabadsugida Soomaaliya ee NISA.

- Advertisement -

Taliyaha Sirdoonka dalka Angola ayaa Muqdisho kulan kula qaatay Agaasimaha hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin,iyagoo ka wada hadlay sidii ay uga faa’ideysan lahaayeen khibradda NISA ay u leedahay ladagaalanka argagaxisada.

War qoraal ah oo lagu daabacay barta NISA ee Twitter-ka ayaa lagu shaaciyay in Muqdisho uu yimid Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa.

“Taliyaha Sirdoonka wadanka Angola Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa, oo booqasho rasmi ah kuyimid magaalada Muqdisho ayaa lakulmay Agaasimaha NISA Fahad Yasin, waxayna ka wadahadleen sidii ay uga faa’ideysan lahaayeen khibradda NISA ay u leedahay ladagaalanka argagaxisada”ayaa lagu yiri Warka kasoo baxay NISA.

- Advertisement -

,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories