HomeWararSawirro:-Wasiir ka tirsan Dowladda Somalia oo ku biiray Shirka Maalgashiga Puntland

Sawirro:-Wasiir ka tirsan Dowladda Somalia oo ku biiray Shirka Maalgashiga Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa kasoo qayb galay shirka maanta, waxa uu jeediyey khudbad muhiim ah oo ka hadlaysa muhiimadda Maalgashiga, waxaana uu bogaadiyey talaabada wanaagsan ee Madaxda Puntland shirkan ku hirgeliyeen. Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa sidoo kale masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha, dhamman maalgashadayaashii shirka qaybta ka ahaa, Ganacsato Soomaaliyeed […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa kasoo qayb galay shirka maanta, waxa uu jeediyey khudbad muhiim ah oo ka hadlaysa muhiimadda Maalgashiga, waxaana uu bogaadiyey talaabada wanaagsan ee Madaxda Puntland shirkan ku hirgeliyeen.

Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa sidoo kale masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha, dhamman maalgashadayaashii shirka qaybta ka ahaa, Ganacsato Soomaaliyeed iyo khuburo shirka qayb ka ahayd.

- Advertisement -

Ajandaha shirka maanta ayaa waxaa looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin horumarinta dhallinyarada, maalgashiga, caqabadaha iyo fursadaha, dalxiiska, adeegyada Bulshada, Waxbarashada iyo Caafimaadka.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shirka Maalgashiga Puntland maanta gelinka dambe soo xiraya, waxaana kasoo bixidoona shirka War-murtiyeed soo koobaya qorsheyaasha lagagadooday, looga hadlay, laguna soo bangigay shirka..

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories