HomeWararSawirro:-Safiirka Cusub ee Ruushka ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Sawirro:-Safiirka Cusub ee Ruushka ee Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa maanta magaalada Muqdisho Kullan kula qaatay Safiirka Cusub ee dalka ruushka Mikhail Golovanov labada masuul ayaa kawada hadlay xiirirrka Soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo Soomaaliya iyo ruusha. Kullanka ayaa sidookale waxa ay ugu hadleen iskaa […]

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir ayaa maanta magaalada Muqdisho Kullan kula qaatay Safiirka Cusub ee dalka ruushka Mikhail Golovanov labada masuul ayaa kawada hadlay xiirirrka Soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo Soomaaliya iyo ruusha.

Kullanka ayaa sidookale waxa ay ugu hadleen iskaa shiga Horumarinta waxbarashada Labadal.

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha wasaaradda Waxbarashada iyo Safiirka dalka Ruusha ayaa ku dheeraaday ka hadalka deeqaha waxbarasho dalkana Soomaaliya uu ka helo dalka ruusha.

“Waxaan Maanta magaalada Muqdisho kullan kula qaatay Safiirka Cusub dalka Ruushka Mikhail Golovanov Soo dhaweyn kadib waxaan kawada hadalnay xiiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeyo labada wadan.

Sidoo kale waxaan kawada hadalnay Xoojinta iskaa shiga waxbarashada labada wadan, Mikhail Golovanov waxa uu ii balan qaaday in uu wasaaradda waxbarashada kala shaqeyn doono kordhinta deeqaha waxbarasho ee dalka ruushka uu siiyo Soomaaliya.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories