HomeWararSawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhiggiisa Turkiga

Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhiggiisa Turkiga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa Turkiga Mustafa Åžentop. Kulanka Guddoomiye Mursal uu la qaatay Mustafa Åžentop ayaa waxaa qeyb ka ahaa xubno ka tirsan labada Golle Baarlamaanka dalalka Soomaaliya iyo Turkiga. Sidoo kale labada Guddoomiye ayaa ka wada hadlay xoojinta […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa Turkiga Mustafa Åžentop.

Kulanka Guddoomiye Mursal uu la qaatay Mustafa Åžentop ayaa waxaa qeyb ka ahaa xubno ka tirsan labada Golle Baarlamaanka dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.

- Advertisement -

Sidoo kale labada Guddoomiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada Baarlamaan iyo is dhaafsiga khibradaha iyadoo Gudiyada 2da Baarlamaan ay is dhaafsan doonaan Booqashooyin, sidoo kale waxaa aqoon kororsi iyo tababaro la siindoonaa shaqaalaha Baarlamaanka.

Inta uu soconayay kulanka u dhexeeyay labada dhinac Ayaa Gudoomiye Mursal ku Casuumay dhigiisa in uu yimaado dalka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories