HomeWararSawirro:-Dowladda Somalia iyo Beesha Caalamka oo Shir uga furmay Muqdisho

Sawirro:-Dowladda Somalia iyo Beesha Caalamka oo Shir uga furmay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Somali Development Reconstruction Facility. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish ), Dawlad Goboleedyada dalka  iyo Beesha Caalamka. Guddoomiye Cumar Finish ayaa sheegay in warbixin Hay’adaha beesha Caalamka uu ka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka Somali Development Reconstruction Facility.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish ), Dawlad Goboleedyada dalka  iyo Beesha Caalamka.

- Advertisement -

Guddoomiye Cumar Finish ayaa sheegay in warbixin Hay’adaha beesha Caalamka uu ka siinay horumarka iyo dib-u-dhiska Cassimadda ka socda.

Shirka SDRF ayaa intii uu socday waxaa hadallo ka jeediyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wakiilo ka socday hay’adaha caalamka ee taageera Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories