HomeWararMozambique oo wadahadal la galeysa Kooxaha ka dagaallama dalkaas

Mozambique oo wadahadal la galeysa Kooxaha ka dagaallama dalkaas

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Mozambique Filipe Nyusi ayaa soo jeediyay suurtagalnimada ah in wadahadallo ay dowladda la yeelato maleeshiyaadka islaamiyiinta ee ka dagaallamo gobolka waqooyiga dalkaas ku yaal ee Cabo Delgado. Madaxweynaha waxaa uu ku xiray wadahadallada sharddi ah waa haddii ay isa soo bixiyaan kooxahan ama ay diyaar yihiin xilli uu isu soo bax siyaasadeed ku qaban […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mozambique Filipe Nyusi ayaa soo jeediyay suurtagalnimada ah in wadahadallo ay dowladda la yeelato maleeshiyaadka islaamiyiinta ee ka dagaallamo gobolka waqooyiga dalkaas ku yaal ee Cabo Delgado.

Madaxweynaha waxaa uu ku xiray wadahadallada sharddi ah waa haddii ay isa soo bixiyaan kooxahan ama ay diyaar yihiin xilli uu isu soo bax siyaasadeed ku qaban rabo gobolka Cabo Delgado, deeganadaas ayaa kamid ah meelaha ay sida weyn u saameeyeen weerarada..

- Advertisement -

Maleeshiyaadkan, dadka deegaanka waxay u yaqaanaan ‘Al-Shabaab’ inkasta oo aysan wax xiriir ah la laheyn kooxda ka dagaallanta Soomaaliya, tan iyo sannadkii 2017-kii waxay weeraro ay ku dhinteen dad rayida iyo ciidan ah ka fuliyeen dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories