HomeWararGuddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka oo la kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee dalka oo la kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi xaashi C/laahi ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dalka Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Mikhail GOLOVANOV. Gudoomiyha iyo Safiirka,waxa ay kulankii qaabilaadda kaga hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,sii ambaqaadidda adkeynta xiriirka Dibolomaasi iyo Ka qeybgalka Ruushka iyo dadlalka Afrika oo lagu wado in uu bisha Oktoobar […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi xaashi C/laahi ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dalka Ruushka u fadhiya Soomaaliya, Mikhail GOLOVANOV.

Gudoomiyha iyo Safiirka,waxa ay kulankii qaabilaadda kaga hadleen xoojinta xiriirka labada dal ,sii ambaqaadidda adkeynta xiriirka Dibolomaasi iyo Ka qeybgalka Ruushka iyo dadlalka Afrika oo lagu wado in uu bisha Oktoobar ka dhoco magaalada Sochi ee dalka ruushka .

- Advertisement -

Kulanka qaabilaadda ka dib waxaa warbaahinta qaranka la hadlay Mikhail GOLOVANOV Safiirka ruushka u fadhiya soomaaliya waxa uuna sheegay in aad uu ugu faraxsan yahay kulanka uu la qaatay Cabdi xaashi C,laahi Gudoomiyha Golaha aqalka sare BFS waxa uu hadalkiisa sii raaciyay in Dowlada soomaaliya ay ku martiqaadeen shirka ruusha iyo afrika.

Safiirka ruushka u fadhiya soomaaliya Mikhail GOLOVANOV ayaa kulamo gaar gaar la yeeshay madaxda dalka ugu saraysa wasiiro iyo xubno kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories