HomeMaqalDhageyso:-War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug

Dhageyso:-War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku xiray Shirka dib u hesiisiinta Galmudug,kaasi oo maalmihii la soo dhaafay halkaas ka socday. Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa ka soo qeyb galay ergo matalaysey dadka reer Galmudug oo ka kala yimid dhammaan degaannada Galmudug ay ka koobantahay iyo marti-sharaf ka kala socday […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xalay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku xiray Shirka dib u hesiisiinta Galmudug,kaasi oo maalmihii la soo dhaafay halkaas ka socday.

Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa ka soo qeyb galay ergo matalaysey dadka reer Galmudug oo ka kala yimid dhammaan degaannada Galmudug ay ka koobantahay iyo marti-sharaf ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada oo ay tiradoodu gaareysey720 xubnood.

- Advertisement -

Inta uu socday ayaa waxaa dib u heshiisiin loo sameeyay Ergadii kasoo geybgashay Shirka,isla markaana waxaa intaas kadib laga tashaday sidi loo dhisi lahaa Galmudug mideysan oo dhan yahay.

Ugu dambeyntii  Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban 7 qodobo,waxaana Warbaabhinta u Akhriyay Mas’uul kla tirsan Guddiga qaban-qaabada Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories