HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Xaaf “Dib u heshiisiinta Galmudug ee la sameeyay hore haloo sii...

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf “Dib u heshiisiinta Galmudug ee la sameeyay hore haloo sii dawo”

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Madaxweynaha waqtiggisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka qeyb galay Xaflada soo xiritaanka shirka dib u hishiisiinta Galmudug,isagoo halkaas ka jeediyay Khubad. Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in sanadkii 2015 xiligii la dhisayay Galmudug waqti badan uu qaatay sidii la isugu keeni lahaa Ahlusunna,Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug,hayeeshee markii dib la isku keenay,isagoona […]

- Advertisement -

Madaxweynaha waqtiggisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka qeyb galay Xaflada soo xiritaanka shirka dib u hishiisiinta Galmudug,isagoo halkaas ka jeediyay Khubad.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in sanadkii 2015 xiligii la dhisayay Galmudug waqti badan uu qaatay sidii la isugu keeni lahaa Ahlusunna,Ximan iyo Xeeb iyo Galmudug,hayeeshee markii dib la isku keenay,isagoona xusay  inay ay iska  jireen Caqabado yar yar.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa tilmaamay in dib u hehsiisiin markii la sameeyo loo baahan yahay in lagu dhaqmo,hadii qalab uu yimaado laga tago si aysan meesha uga bixin dib u heshiisiinta.

Isaga oo sii hadlaayay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayuu Dowlada federaalka ah uga mahadceliyay howsha ay qabteen isagaoo ku baaqay in aan dib u hishiisiinta halkan lagu ekeen oo loo baahanyahay in la sii wado

Waxa uu hadalkiisa ku daray in wixii hada ka dambeeyay habka doorasho ee Galmudug loo dhisayo iyo gudiyada farsamada uu maamulka Galmudug qeyb ka ahaanayo oo aysan wasaarada arimaha gudaha kaliya howsha aysan wadi doonin

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories