HomeWararBanaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka oo ka socda M/Cadaado

Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Federaalka oo ka socda M/Cadaado

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaas uu ka socdo Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb. Boqolaal shacab ah oo isaga kala yimid Xaafadaha Cadaado ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada,kuwaasi oo dhigaya banaanbax ay […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaas uu ka socdo Banaanbax looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya iyo Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu xiray Magaalada Dhuusamareeb.

Boqolaal shacab ah oo isaga kala yimid Xaafadaha Cadaado ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada,kuwaasi oo dhigaya banaanbax ay uga soo horjeedaan dowladda Federaalka iyo qorshaha lagu dhisayo Galmudug Cusub ee ka socda Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka dhigaya Banaanbaxa ayaa ku qeylinaya Erayo ay uga soo horjeedan dowladda,waxaana dadkaas ay isugu jiraan Caruur,Haween,dhalinyaro iyo qaar kamid ah Odayaasha Magaalada Cadaado.

Shalay ayaa waxaa Magaalado Cadaado ee Gobolka Galgaduud kulan ku yeeshay Odayaasha iyo Waxgaradka kunoo halkaas,iyagoona sheegay in Xarunta Baarlamaanka Galmudug ay tahay Magaalada Cadaado.

Waxaa kaloo ay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo looga baahan yahay in Doorashada galmudug uu keeno Cadaado,maadaama isaga uu u magacaabay inay noqoto Xarunta Baarlamaanka Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories