HomeWararAkhriso:-War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Maalgashiga Puntland

Akhriso:-War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Maalgashiga Puntland

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa Maanta waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirka Maalgashiga Puntland,kaasi oo saddex maalin ee la soo dhaafay ka socday halkaas. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa Ajaanib ah kuwaasoo ka kala yimid dalal ku yaal qaarada Afrika, wadamada Carabta, Shiinaha iyo dalal kale. Sidoo kale Shirka […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa Maanta waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shirka Maalgashiga Puntland,kaasi oo saddex maalin ee la soo dhaafay ka socday halkaas.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa Ajaanib ah kuwaasoo ka kala yimid dalal ku yaal qaarada Afrika, wadamada Carabta, Shiinaha iyo dalal kale.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta DFS Jamaal Maxamed Xasan, waxa uu jeediyey khudbad muhiim ah oo ka hadlaysa muhiimadda Maalgashiga, waxaana uu bogaadiyey talaabada wanaagsan ee Madaxda Puntland shirkan ku hirgeliyeen.

Ugu dambeyntii Shirka Maalgashiga Puntland ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed u qornaa sidan:

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories