HomeWararAkhriso:-War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii hay'adaha Dastuurka ee ka socday Muqdisho

Akhriso:-War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii hay’adaha Dastuurka ee ka socday Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shir wadajir ah oo u dhexeeyay Saddexda hay’addood ee loo xilsaaray Arrimaha Dib-u-eegista Dastuurka oo kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. Shirka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa lagu soo gaba-gabeeyay Shir wadajir ah oo u dhexeeyay Saddexda hay’addood ee loo xilsaaray Arrimaha Dib-u-eegista Dastuurka oo kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Shirka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa lagu qiimiiyay howlihii  ay soo qabteen Hay’addaha loo xilsaaray Arrimaha Dib-u-eegista Datuurka iyo kuwii caqabadaha ay kala kulmeen sanadkan 2019.

- Advertisement -

Sidoo kale hay’addaha loo xilsaaray Dib-u-eegista Datuurka ayaa si qoto dheer ah waxaa ay u falanqeeyeen dibna u eegeen tubka geedi socodka dib u eegista Dastuurka iyo qorshayaal kale.

Intaasi kadib ayaa Shirka waxaa laga soo saaray War-murtiyeed u qornaa sidan:-

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories