HomeWararWafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Hay’addo Caalami ah oo gaaray Baydhabo

Wafdi ka socda dowladda Federaalka iyo Hay’addo Caalami ah oo gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wasiirka  Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heerka caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Wafdiga ayaa markii ay gaareen Garoonka diyaaradaha Baydhabo waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan  dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madax […]

- Advertisement -

Wasiirka  Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heerka caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wafdiga ayaa markii ay gaareen Garoonka diyaaradaha Baydhabo waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan  dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madax ka tirsan Hay’addo Caalami ah oo halkaas ka howlgala.

- Advertisement -

Sidoo kale Wafdiga Wasiirka  Caafimaadka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Mas’uuliyiin ka socota Hay’adda Caafimaadka Adduunka iyo Hay’adda UNICEF.

Wafdigaan ayaa lagu wadaa in ay u kuur galaan xaaladaha Caafimaad ee deegaannada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,kadib markii Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya dhawaan uu ku amray hay’addaha dowladda iyo kuwa Caalamiga ah inay tegaan halkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories