HomeWararShirka Maalgashiga Puntland oo galay maalintii labaad

Shirka Maalgashiga Puntland oo galay maalintii labaad

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Garoowe Xarunta Gobolka Nugaal ayaa maalintii labaad waxaa ka socda shirka Maalgashiga Puntland,kaasi oo shalay si rasmi ah uu u furay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Shirka Maalgashiga Puntland nayaa waxaa ka qeyb-galaya ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa Ajaanib ah,kuwaasi oo kala socda ku yaalla qaarada Afrika, wadamada Carabta, Shiinaha iyo dalal kale oo mudada […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe Xarunta Gobolka Nugaal ayaa maalintii labaad waxaa ka socda shirka Maalgashiga Puntland,kaasi oo shalay si rasmi ah uu u furay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Shirka Maalgashiga Puntland nayaa waxaa ka qeyb-galaya ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa Ajaanib ah,kuwaasi oo kala socda ku yaalla qaarada Afrika, wadamada Carabta, Shiinaha iyo dalal kale oo mudada shirku socdo loo bandhigi doono fursadaha maal-geshi iyo kuwa ganacsi ee ka bannaan deegaanada maamulka Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale ayaa waxaa uu socon doonaa Shirka muddo Saddex maalmood ah,isla markaana inta uu socdo ayaa waxaa lagu soo bandhigi doono fursadaha Maalgashiga u baaha ee Puntland sida Xoolaha,Kheyraadka Badda iyo macqanta iyo kuwo Fursado kale.

Dhinaca kale Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Casho sharaf  soo dhoweyn ah u sameeyay Madaxda iyo Masuuliyiinta kasoo qeybgalay Shirka Maalgashiga Puntland.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories