HomeWararSawirro:-RW Kheyre oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Maaliyada dalka

Sawirro:-RW Kheyre oo kulan la qaatay Madaxda Wasaaradda Maaliyada dalka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta kormeer ku tegay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa intii ku sugnaa Xarunta Wasaaradda waxaa uu ka qeyb galay Shirkii Todobaad laha ahaa ee hanaanka Deyn-Cafinta Soomaaliya oo ka socday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda. Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta kormeer ku tegay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa intii ku sugnaa Xarunta Wasaaradda waxaa uu ka qeyb galay Shirkii Todobaad laha ahaa ee hanaanka Deyn-Cafinta Soomaaliya oo ka socday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya warbixin ka siiyay shirkii dhawaan Magaalada Addis Ababa ku soo gaba-gaboobay,kaasi oo looga hadlay dib u eegista SMP4.

“Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an fulinta iyo hore u sii wadida wax walbo oo lagu gaarayo cafinta deymaha lagu lee yahay Soomaaliya”ayuu yiri Wasiir Beyle.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta iyo howl wadeennada Wasaaradda,isla markaana waxaa Warbixin uu ka dhageystay Masuuliyiinta Wwasaaradda Maaliyadda Xukuumadda.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories