HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan 2-da Golle ee Baarlamaanka

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan 2-da Golle ee Baarlamaanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka oo ahaa mid Casho Sharaf ayaa Guddoomiye Cumar iyo Xildhibaanada isaga xog-wareysteen arrimo kala duwan oo qeyb ah tahay sidii ay wadashaqeyn u yeelan lahaayeen Xildhibaanada iyo maamulka Gobolka. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka oo ahaa mid Casho Sharaf ayaa Guddoomiye Cumar iyo Xildhibaanada isaga xog-wareysteen arrimo kala duwan oo qeyb ah tahay sidii ay wadashaqeyn u yeelan lahaayeen Xildhibaanada iyo maamulka Gobolka.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu socday ayaa waxaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir loo soo jeediyay Tallooyin ku aadan dhanka amniga Caasimadda iyo  sida loo furi karo Waddooyinka xiran ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada la kulmay Duqa Muqdisho ayaa waxaa ku jiray qaar kamid ah kuwa Mucaaradka ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya sida lagu arkay Sawirro laga soo qaaday kulanka.

Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Xildhibaanada ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka ee uu la kulmay ka codsaday inay kala shaqeyaan arrimaha amniga iyo horumarka Caasimadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories