HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilo ka socday Bangiga Adduunka

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Wakiilo ka socday Bangiga Adduunka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay maamulka gobolka Banaadir iyo madaxda Word Bank (Bankiga Aduunka) kaas oo looga hadlayay horumarinta mashaariicda lagu dhisaayo wadooyinka Caasimadda iyo xarumaha danta guud. Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Bankiga aduunka uga mahadceliyay doorka wanaagsan […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay maamulka gobolka Banaadir iyo madaxda Word Bank (Bankiga Aduunka) kaas oo looga hadlayay horumarinta mashaariicda lagu dhisaayo wadooyinka Caasimadda iyo xarumaha danta guud.

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa Bankiga aduunka uga mahadceliyay doorka wanaagsan oo uu ka qaatay in Muqdisho laga soo saaro marxaladihii burburka, waxaa uu sidoo kale guddoomiyaha gobolka Banaadir kala hadlay madaxda Word Bankiga in maamulkiisa ay ka caawiyaan dib-udhiska wadooyinka si loo soo celiyo bilicdii Caasimadda.

- Advertisement -

Wakiilada Bankiga aduunka u fadhiya Soomaaliya ayaa dhankooda balan qaaday iney dowlada hoose ee Xamar ay ka caawin doonaan mashaariic kasta oo lagu horumarinaayo magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories