HomeWararFaah faahin:-Dil ka dhacay Magaalada Laascaanood

Faah faahin:-Dil ka dhacay Magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin ku hubeysnaa Bastoolad oo xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dilay Askari la sheegay inuu ka tirsnaa Ciidanka Asluubta Somaliland. Dilkaas ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka xabsiga Laascaanood,isla markaana Ninka hubeysnaa uu rasaas dhowr ah ku furay Askari ka tirsanaa Ciidanka Asluubta xili […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin ku hubeysnaa Bastoolad oo xalay gudaha Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ku dilay Askari la sheegay inuu ka tirsnaa Ciidanka Asluubta Somaliland.

Dilkaas ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka xabsiga Laascaanood,isla markaana Ninka hubeysnaa uu rasaas dhowr ah ku furay Askari ka tirsanaa Ciidanka Asluubta xili uu halkaas ku sugnaa Barlamaha Magalada,isagoonta goobta ku geeriyooday.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa sheegay in rasaasta lagu furay Askariga dhaawac uu ka soo gaaray qof shacab ah oo la tilmaamay in Haweeney ay aheyd,waxaana loolal cararay Isbitaalka guud ee Laascaanood.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa xalay waxaa ay howlgalo kala duwan ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Laascaanood,iyagoo ku raadinayay ruuxii ka dambeeyay dilkii halkaas ka dhacay.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool oo ay uga hadlayaan dilkii loo geystay Askari ka tirsanaa Ciidanka Asluubta Somaliland iyo howlgalkii xalay laga sameeyay halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories