HomeMaqalDhageyso:-Waxgaradka & Odayaasha Cadaado oo dalab u diray Madaxweyne Farmaajo

Dhageyso:-Waxgaradka & Odayaasha Cadaado oo dalab u diray Madaxweyne Farmaajo

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado,iyadoo looga hadlay arrimo xasaasi ah. Kulanka  ayaa intii uu socda waxaa Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Cadaado ay uga hadleen arrimaha Shirka dib u heshiisiina Galmudug ee haatan marayo heer gaba-gabo ah uuna soo xiro doono Madaxweyne Farmaajo iyo Doorashada dhawaan […]

- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado,iyadoo looga hadlay arrimo xasaasi ah.

Kulanka  ayaa intii uu socda waxaa Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka Cadaado ay uga hadleen arrimaha Shirka dib u heshiisiina Galmudug ee haatan marayo heer gaba-gabo ah uuna soo xiro doono Madaxweyne Farmaajo iyo Doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo deegaanada Magaalada Dhuusmareeb.

- Advertisement -

Odayaasha oo kulanka kadib la hadlay waraabhinta ayaa sheegay in Magaalada Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug,isla makaana loo baahan yahay in lagu qabto Doorashada Madaxtinimada iyo mida Baarlamaanka Galmudug.

Sidoo kale Odayaasha ayaa Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday markii uu tego Magaalada Dhuusamareeb in Cadaado uu keeno Doorashada Galmudug si loogu qabto,iyagoo xusay in Madaxweynaha Cadaado u magacaabay Xarunta Baarlamaanka Galmudug,isla markaana ay ka codsanayan inuu fuliyo uliyo Balankii uu ka qaadey.

Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado ayaa tilmaamay in Shirka dib u heshiisiinta Galmudug aysan ka qeyb gelin hana ay ka qeyb geli doonin Doorashada ilaa inta uu Madaxweyne Macamed Cabdullaahi Farmaajo ka xaliyo Cabashada ay qabaan.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii Odayaasha ayaa sheegay in ay u diyaar garoobayan sidii  ay Magaalada Cadaado ugu soo dhaweyn lahaayeen Madaxweyne Farmaajo.

Hoos ka Dhageyso Codka qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Cadaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories