HomeMaqalDhageyso:-Midowga Yurub oo balan qaad Cusub u sameeyay Puntland

Dhageyso:-Midowga Yurub oo balan qaad Cusub u sameeyay Puntland

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay danjiraha Midawga Yurub ee Soomaaliy Mudane Nicolás Berlanga Martine oo shalay gaaray Magaalada Garoowe. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana qayb ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland. Sidoo kale kulanka dhexmaray Madaxweyne Deni […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay danjiraha Midawga Yurub ee Soomaaliy Mudane Nicolás Berlanga Martine oo shalay gaaray Magaalada Garoowe.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana qayb ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka dhexmaray Madaxweyne Deni iyo Safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliy ayaa waxaa looga hadlay Mahaariicda horumarineed ee uu Midawga Yurub ka hirgeliyay deegaanka Puntland,isla markaana uu ka fulinayo halkaas.

Inta badan kulanka ayaa waxaa looga hadlay dhismaha wadada isku xirta Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo,waxaana Safiirka Midawga Yurub Nicolás Berlanga uu sheegay in dib ay u bilaabi doono dhismaha Wadadaas oo Bishii September ee sannadkii 2018 la joojiyay.

Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Deberaani ayaa ka warbixiyey kulanka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories