HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare oo sheegay in Al-shabaakii Sh/Hoose u soo guureen Hirshabeelle

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo sheegay in Al-shabaakii Sh/Hoose u soo guureen Hirshabeelle

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta ka hadlay amniga deegaanada Hirshabeelle,kadib markii uu ka qeyb galay kulan lagu soo bandhigay wax soo saarka dalka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar. Madaxweyne Waare aya sheegay in Hirshabeelle uu soo koray Culeys dhan amniga ah ,kaasi oo kaga yimid dagaalmayaasha Al-shabaab,isla markaana uu soo gaaray […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta ka hadlay amniga deegaanada Hirshabeelle,kadib markii uu ka qeyb galay kulan lagu soo bandhigay wax soo saarka dalka oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Madaxweyne Waare aya sheegay in Hirshabeelle uu soo koray Culeys dhan amniga ah ,kaasi oo kaga yimid dagaalmayaasha Al-shabaab,isla markaana uu soo gaaray meel aad u xun aan laga aamusi karin.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheegay in Al-shabaab Culeyska kasoo wajahay howlgalada ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose u soo wareegay Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya uu ugu baaqay Madaxweyne Waare in xaalada amni deegaanada Maamulka Hirshabeelle wax ay ka qabato,isagoo xusay in dhammaan loo istaagayo howlgal ka dhan ah Al-shabaab.

Si kastaba halka Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu kusoo aadayaa,iyadoo ay soo kordheen weerarada iyo qaraxyada Al-shabaab ay ka fulinayan wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad,iyadoo maalo kahor qarax ka dhacay halkaas lagu dilay Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories