HomeWararWar-murtiyeed laga soo saaray Shir u qabsoomay Wasiirada Maaliyada DFS iyo M/Goboleedyada

War-murtiyeed laga soo saaray Shir u qabsoomay Wasiirada Maaliyada DFS iyo M/Goboleedyada

Date:

Related stories

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa Shir ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa ka qeyb galay Sanduuqa lacagta Aduunka  (IMF) Banka Aduunka World bank),Midowga Yurub iyo Marti Sharaf kale,waxaana looga hadlay arrimo kala duwan. Intii uu […]

- Advertisement -

Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa Shir ku yeeshay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,Wasiirada Wasaaradaha Maaliyada dowlad Goboleedyada dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa ka qeyb galay Sanduuqa lacagta Aduunka  (IMF) Banka Aduunka World bank),Midowga Yurub iyo Marti Sharaf kale,waxaana looga hadlay arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya Wajigiisa afaraad,isla markaana waxaa Shir Guddoomiyay Wasiir Cabdiraxmaan Ducaaale Beyle.

Sidoo kale shirka ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyada dowladda,iyadoona la isla gartay shaqooyinka dalka horyaala la isla qabto si loo gaaro hadafka fog ee soo celinta macaamiilkii dhaqaale ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhammaan Madaxda Wasaaradaha Maaliyada Maamul Goboleedyada ay ku heshiiyeen in la hormariyo danta Maaliyadeed iyo dhaqaale ee ummadda Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Shirka ayaa markii uu soo dhammaaday,kadib waxaa laga soo saaray War-murtiyeed u qornaaa sidan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories