HomeWararSawirro:-Shir looga hadlayo Arrim muhiim ah oo ka furmay Muqdisho

Sawirro:-Shir looga hadlayo Arrim muhiim ah oo ka furmay Muqdisho

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wasiirka Wasaaradda cadaaladda XFS Abuukaate Xassan Xuseen Xaaji uu wehlinaayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga XFS mudane Xassan Cali Maxamed (Amar-danbe) ayaa maanta furay shirka CAAC working group oo looga hadlayay qorshaha istiraatiijiga ah ee caruurta ku nool colaadaha hubeysan ( road map on Children and armed Conflict-CAAC). Wasiirku wuxuu aad uga hadlay taariikhda Soomaaliya in ay […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda cadaaladda XFS Abuukaate Xassan Xuseen Xaaji uu wehlinaayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga XFS mudane Xassan Cali Maxamed (Amar-danbe) ayaa maanta furay shirka CAAC working group oo looga hadlayay qorshaha istiraatiijiga ah ee caruurta ku nool colaadaha hubeysan ( road map on Children and armed Conflict-CAAC).

Wasiirku wuxuu aad uga hadlay taariikhda Soomaaliya in ay Ilaalinta carruurta goor hore ka diyaariyeen sharciga carruurta sanadkii 1970 kii markii Soomaaliya ay diyaarisay barnaamijkeedii ugu horreeyay ee ilaalinta carruurta.

- Advertisement -

Muddo aad uga fog waqtigii la soo saaray heshiiska xuquuqda carruurta oo ahayd 1989 kii ayaa waxaa uu wasiirku sii cadeeyay dadaalka ay dowlada federaalka soomaaliyeed ay ugu abuureyso ka hortag suurta gal ah carruurta ay saameeyeen iska horimaadyada hubeysan.

Soomaaliya ayaa qaadday tallaabooyinka wax ku ool ah sida dastuurka ku meel gaarka ah oo cadeeyay ilaalinta carruurta iyo Heshiiska Xuquuqda Carruurta oo la ansixiyay kana mid noqonay dowladaha caalamka ee hirgelinaya heshiiskaas, iyo saxiixidda qorshe howleedyada ka hortaga askareynta iyo ku shaqeysiga carruurta, iyo qorshe howleedka kale ee ka hor tagidda dilka iyo dhaawac ama naafeynta carruurta ee 2012 kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories