HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Burco

Sawirro:-Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Burco

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Somaliland iyo wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco iyo magaalooyinka dhinaca galbeed kaga teedsan. Madaxxweynaha iyo weftigiisa oo ku gudo jira maalintii labaad ee safar shaqo oo ay ku marayaan qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa maanta gaaray magaalada Burco, waxana jidadka waaweyn ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland iyo wefti ballaaran oo uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco iyo magaalooyinka dhinaca galbeed kaga teedsan.

Madaxxweynaha iyo weftigiisa oo ku gudo jira maalintii labaad ee safar shaqo oo ay ku marayaan qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa maanta gaaray magaalada Burco, waxana jidadka waaweyn ee magaalada si ballaaran ugu soo dhaweeyey dadweynaha ku dhaqan magaalada Burco, kuwaas oo ku lebisan calanka Somaliland, caleemo qoyanna lulayay.

- Advertisement -

Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Burco, ayaa si aan kala hadh lahayn uga qaybgalay soo dhaweynta madaxweyaha iyo weftigiisa, iyada oo hormuudka dhaqanka, maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco, aqoonyahanka iyo waxgaradka deegaanku madaxweynaha iyo weftigiisa kaga hortageen dhinaca galbeed ee magaalada Burco.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories