HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo balan qaad u sameeyay Shacabka Marka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo balan qaad u sameeyay Shacabka Marka

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay socdaal ku tegay Magaalada Marka ayaa sheegay in dhalinyarada halkaas kunool dowladda ay shaqo abuur u sameyn doonto. Ra’iisul Wasaare Kheryre ayaa sheegay in bulshada Marka ay kala shaqeyn doonaan horumarka deegaanka iyo daboolidda baahiyaha bulshada ee wax ka qabashada u baahan. Sidoo kale Xasan […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo shalay socdaal ku tegay Magaalada Marka ayaa sheegay in dhalinyarada halkaas kunool dowladda ay shaqo abuur u sameyn doonto.

Ra’iisul Wasaare Kheryre ayaa sheegay in bulshada Marka ay kala shaqeyn doonaan horumarka deegaanka iyo daboolidda baahiyaha bulshada ee wax ka qabashada u baahan.

- Advertisement -

Sidoo kale Xasan Cali Kheyre ayaa balan qaaday in dhalinyarada Magaalada Marka loo dhisi doono Garoon lagu ciyaaro kubadda Cagta,isla markaana uu fulin doono Codsi uga yimid dhalinyarada deegaankaas.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bulshada Marko ku nool ku ammaanay dhaqan-gelinta dib-u-heshiisiintii dowladdu ka hir gelisay, midnimada, iyo sida ay sugidda amniga uga wada qeyb qaateen, waxa uuna kula dardaarmay in ay sii laba jibbaaraan dadaallada wadajirka, isku-kalsoonaanta.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories