HomeWararHalkee ayuu maraya Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb?

Halkee ayuu maraya Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb?

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Gudoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug C/raxmnaan Macallim C/llaahi (Baaddiyoow), ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirkii ay isugu yimaadeen Beelaha Walaalaha ah ee halkaasi wada dega. Dr; C/raxmaan Baadiyow, ayaa sheegay in Galmudug ay ka gudubtay marxaladdii Koowaad ee dib u heshiisiinta Beelaha isla markaana ay gabogabo tahay howshii loo idmaday Guddiga dib u […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug C/raxmnaan Macallim C/llaahi (Baaddiyoow), ayaa sheegay in uu gabogabo yahay shirkii ay isugu yimaadeen Beelaha Walaalaha ah ee halkaasi wada dega.

Dr; C/raxmaan Baadiyow, ayaa sheegay in Galmudug ay ka gudubtay marxaladdii Koowaad ee dib u heshiisiinta Beelaha isla markaana ay gabogabo tahay howshii loo idmaday Guddiga dib u heshiisiinta.

- Advertisement -

Guddoomiyaha ayaa baaq usoo jeediyay Guddiyadda ka danbeeyo ee qeybta ka noqon doono dib u dhiska maamul Goboleedka Galmudug, isagoo sheegay in ay muhiim tahay in la saxo dhaqanka isla markaana aasaas sax ah loo dhigo maamulka Galmudug.

“Si sax ah in wax loo dhiso ayaan rabnaa sidaas ayaa ku dardaarmaynaa iyadoo wixii qilaafaad ahna ee Beeluhu ay dareen ka qabaanna waa la xallinayaa hadduu Alle yiraahdo, qeybta labaad ee shirka ayaana lagu xallin doonaa” ayuu yiri Guddoomiye Baaddiyoow.

Shirka dib u heshiisiinta Beelada Galmudug ayaa lagu wadaa in lasoo gaba-gabeeyo Berrito sida uu Jadwalku yahay, waxaana xigi doona weji kale oo lagu turxaan bixin doona waxyaabaha ka haray wada hadallada socda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories