HomeWararDiyaarado sida Ciidanka Koofiyo Casta oo degay Magaalada Dhuusamareeb

Diyaarado sida Ciidanka Koofiyo Casta oo degay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa ka degay laba diyaaradood oo siday Ciidamo ka tirsan  Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ciidanka Koofi Casta ee ah Ilaalada Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ay garoonka ka dageen waxaa la geeyay Xarunta Madaxtooyadda Dhuusamareeb,waxaana halkaas Maalinta berri ah ku […]

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxaa ka degay laba diyaaradood oo siday Ciidamo ka tirsan  Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ciidanka Koofi Casta ee ah Ilaalada Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ay garoonka ka dageen waxaa la geeyay Xarunta Madaxtooyadda Dhuusamareeb,waxaana halkaas Maalinta berri ah ku wajahan Madaxweynaha.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Ciidanka la dejiyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb iyo goobo muhiim ah oo laga soo galo Magaalada.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in Maalinta berri ah uu gaaro halkaas,isla markaana uu soo xiro Shirka dib heshiisiinta  Galmudug ee maalmihii la soo dhaafay ka socday halkaas.

Ammaanka guud ee Dhuusamareeb ayaa siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka Koofiyo Casta ee ah Ilaalada Farmaajo,Ciidamada Harmacad iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories