HomeWararXildhibaanada mucaaradka ee ka soo jeeda Muqdisho oo Cumar Finish kala hadlay...

Xildhibaanada mucaaradka ee ka soo jeeda Muqdisho oo Cumar Finish kala hadlay Maqaam u samaynta G/Banaadir

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan xasaasi ah oo looga hadlay arrimo kala duwan ku yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali ahna Guddoomiyaha Xisbiga Ileys,Xildhibaanad Mina Xasan  Shibis iyo Mas’uuliyiin kale,waxaana inta uu socday looga hadlay […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulan xasaasi ah oo looga hadlay arrimo kala duwan ku yeeshay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali ahna Guddoomiyaha Xisbiga Ileys,Xildhibaanad Mina Xasan  Shibis iyo Mas’uuliyiin kale,waxaana inta uu socday looga hadlay arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Warar laga helayo kulanka ayaa waxaa ay sheegayaan in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Xildhibaanada ay ka wada hadleen sidii Maqaam loogu sameyn lahaa Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Mas’uuliyiinta kulanka ka qeyb gashay ayaa Guddoomiye Cumar Finish ugu hambalyeeyay mas’uuliyada Cusub ee loo dhiibay,isla markaana sheegay inay la shaqeyn  doonaan.

Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali ayaa kamid ah Mas’uuliyada sida weyn u horboodeysa in Maqaam uu yeesho Gobolka Banaadir,waxaana raadinta Maqaamka Muqdisho soo socotay sanado badan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories