HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo lagu soo dhaweeyay dalka Cuman

Sawirro:-Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo lagu soo dhaweeyay dalka Cuman

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Muscat ee dalka Cumaan. Wasiir Goodax ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Muscat International Airport kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Cuman iyo Madax ka tirsan dalkaas. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Muscat ee dalka Cumaan.

Wasiir Goodax ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Muscat International Airport kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Cuman iyo Madax ka tirsan dalkaas.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka Cuman uga qeyb galaya shirka Mena Innovation oo ay qeyb ka yihiin Wasiirada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dalalka Carabta.

Sidoo kale inta halkaas ku sugan yahay Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre ayaa waxaa uu kulamo kala la qaadan doonaa Madaxda ka qeyb galeysa shirka Mena Innovation iyo Mas’uuliyiin kale.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories