HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Wasiirka Cadaaladda & Taliyaha Ciidanka Asluubta

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Wasiirka Cadaaladda & Taliyaha Ciidanka Asluubta

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guuto Mahad Cabdirixmaan Aadam. Guddoomiyaha ayaa ka xogwareystay Taliyaha Asluubta xaaladda maxaabiista iyo xabsiyada Gobolka Banaadir, doorka muuqda ay ka qaateen Ciidanka Asluubtu […]

- Advertisement -

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Sarreeye Guuto Mahad Cabdirixmaan Aadam.

Guddoomiyaha ayaa ka xogwareystay Taliyaha Asluubta xaaladda maxaabiista iyo xabsiyada Gobolka Banaadir, doorka muuqda ay ka qaateen Ciidanka Asluubtu barnaaijka dib u dhiska ee Isxilqaan, kaas oo ilaa haatan ay socoto dib u habaynta goobaha muhiimka ah ee Caasimadda.

- Advertisement -

Sidoo kale, Duqa Muqdisho ayaa kala hadlay Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji dardar gelinta dib u habaynta Cadaaladda iyo sidii loo sii dhammaystiri lahaa qorsheyaasha ku aaddan xal u helista dhulka iyo guryaha lagu muransan yahay.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa u ballan qaaday masuuliyiinta uu la kulmay in uu la yeelan doono wada shaqeyn dhow, maadaama uu mudnaan gaar ah siinayo tayeynta Garsoorka heer Gobol, daryeelka maxaabiista iyo dhammeystirka guulaha lagu xaqiijiyey Barnaamijka Ixsilqaan ee dib u dhiska dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories