HomeWararSawirro:-Ciidamo sugayo amniga Muqdisho oo tababar loo soo xiray

Sawirro:-Ciidamo sugayo amniga Muqdisho oo tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xjiaar ayaa maanta Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska gobolka Benaadir oo Tababar ku qaatay gudaha magaalada Muqdisho. Ciidamadaan oo ka qeyb noqonaya ciidamada suga amniga magaalada Muqdisho ayaa muddo Tababar ugu jiray dugsi ku yaala magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xjiaar ayaa maanta Tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Booliiska gobolka Benaadir oo Tababar ku qaatay gudaha magaalada Muqdisho.

Ciidamadaan oo ka qeyb noqonaya ciidamada suga amniga magaalada Muqdisho ayaa muddo Tababar ugu jiray dugsi ku yaala magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Cabdi Xasan Maxamed Xjiaar oo khudbad dardaaran ah u jeediyay ciidama ayaa sheegay in looga baahanyahay in ay ilaaliyaan Sharafta iyo Maalka muwaadiniinta soomaaliyeed ee ay u adeegayaan.

Taliye Xijaar ayaa sidoo kale ciidamada faray in ay gutaan waajibka ka saaran ilaalinta amaanka Ummadda Soomaaliyeed ee caasimada dalka ku nool iyaga oo dhowraya Sharciga iyo Anshaxa ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories