HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Magaalada Marka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Magaalada Marka

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Socdaalka Ra’iiul Wasaaraha uu ku tegayo Marka ayaa waxaa ku wehlinaya qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Magaalada Marka  ayaa waxaa la dareemayaa qabanqaabada […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.

Socdaalka Ra’iiul Wasaaraha uu ku tegayo Marka ayaa waxaa ku wehlinaya qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Magaalada Marka  ayaa waxaa la dareemayaa qabanqaabada lagu soo dhaweynayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo saacadaha soo socda gaari doono halkaas,isla markaana waxaa uu kula kulmi doonaa inta uu ku sugan yahay dadweyne farabadan oo kamid ah Bulshada reer Marka.

Xasan Cali Kheyre ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Baydhabo,isagoona socdaal ku tegaya Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,waxaana uu halkaas uu ka soo dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo kala duwan.

Ammaanka guud ee Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta aad loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories