HomeWararMas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe oo Qarax lagula eegtay Duleedka Balcad

Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe oo Qarax lagula eegtay Duleedka Balcad

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno Duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaanin halkaas Qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Kolonyada lagula eegtay xili ay marayeen deegaanka Gololey oo ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalada Jowhar iyo […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaanin halkaas Qarax lagula eegtay Kolonyo ay la socdeen Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle.

Qaraxa oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Kolonyada lagula eegtay xili ay marayeen deegaanka Gololey oo ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalada Jowhar iyo Balcad.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayan in gaadiidka qaraxyada lala eegtay uu la socday Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha maaliyada Gobolka Shabeellaha Dhexe Shitaawe iyo xubno kale oo ka tirsan Hirshabeelle.

Sidoo kale qaraxaas ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,in kastoo aan si dhab ah loo cadeyn inta uu la egyahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories