HomeWararMadaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Marka iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Marka iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Lafta-gareen iyo Wafdiga la socoda ayaa hordhac u ah Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ku tegayo Magaalada Marka. Waxaa magaalada Marka ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Lafta-gareen iyo Wafdiga la socoda ayaa hordhac u ah Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ku tegayo Magaalada Marka.

- Advertisement -

Waxaa magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.

Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Marka ayaa iminka soo buux dhaafiyay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi, kuwaasi oo sita sawirada Ra’iisul Wasaaraha Dalka.

Ciidamada Nabadgelyada ayaa si aad ah u xoojiyay amniga magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana shacabka iyo maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ay qorsheeyeen in Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ay dadweynaha kula hadlaan Barxadda Minishiibiyada magaalada Marka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories