HomeCaalamkaDuqeymo loo geystay Xarumo ku yaalla Sacuudiga

Duqeymo loo geystay Xarumo ku yaalla Sacuudiga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Droniska ayaa sababay dab qabsaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka ee dalka Sacuudiga,sida ay ku warameen madaxda (Shirkadda Aramco) ee ay maamulaan dowladda dalkaasi. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo madax kale ayaa sheegay in weeraradaasi lala beegsaday laba xarumood oo laga soo saaro Saliida Shiidaalka,kuwaa oo kala […]

- Advertisement -

Duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Droniska ayaa sababay dab qabsaday 2-xarumood oo laga soo saaro saliidda Shidaalka ee dalka Sacuudiga,sida ay ku warameen madaxda (Shirkadda Aramco) ee ay maamulaan dowladda dalkaasi.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo madax kale ayaa sheegay in weeraradaasi lala beegsaday laba xarumood oo laga soo saaro Saliida Shiidaalka,kuwaa oo kala ah Abqaiq iyo Khurais

- Advertisement -

Madaxda Dalka Sacuudiga ma caddeyn halka laga soo abaabulay weeraradaasi,waxaana intaa la raaciyay in ay socdaan baaritaanno ku aadan shilkaasi.

Telefishinka Al Masirah ee ay maamulaan kooxda Xuutiyiinta ee magaalada Sanca ma xusin wax warar ah oo ku saabsan duqeymanka diyaaradaha Droniska ee gudaha Sacuudiga.

Sacuudiga ayaa hoggaaminaayey isbaheysi ciidan oo tan iyo sanadkii 2015-kii la dagaalamaayey kooxda Xuutiyiinta ee maamula qeybo ka mid ah dalka Yemen

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories