HomeMaqalDhageyso:-Somaliland oo ka laabatay Heshiis ay la gashay Imaaraadka Carabta

Dhageyso:-Somaliland oo ka laabatay Heshiis ay la gashay Imaaraadka Carabta

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta shaaciyay inay ka laabteen heshiiskii garoonka diyaaradaha Berbera lagaga dhigayay Saldhig Millateri oo Imaraadka Carabta leeyahay. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Saldhigga loo baddalay Garoonka  diyaaradeed ah oo ah mid shacab,isla markaana haatan loo dhisi doono qaab casri ah uuna kamid noqon doono kuwa ugu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta shaaciyay inay ka laabteen heshiiskii garoonka diyaaradaha Berbera lagaga dhigayay Saldhig Millateri oo Imaraadka Carabta leeyahay.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Saldhigga loo baddalay Garoonka  diyaaradeed ah oo ah mid shacab,isla markaana haatan loo dhisi doono qaab casri ah uuna kamid noqon doono kuwa ugu waa weyn Afrika.

- Advertisement -

“Garoonkii Berbera ee in badan laga murmaayey ee Imaaraadku dhisayeen ee la-lahaa waa ciidan iyo ciidankani muxuu yahay, Ciidankii waan ka wareejiyey oo waa Shibil Maanta”ayuu yiri Madaxweynaha Somaliland.

Sidoo kale waxaa uu Muuse Biix in Garoonka diyaaradaha Berbera la dhigayo mid ay kusoo dagaan Diaayarado Caalami ah.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa tilmaamay in shirkadda dhisaysa Garoonka ay iman doonto todobaadkan,hayeeshee ma uusan shaacin shirkadda dhisaysa cidda siisay iyo weliba cidda maamulka garoonka gacanta ku haynaysa.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Somaliland.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories