HomeWararCiidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Dhuusamareeb

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka aan ka heleyno Magaalaa Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay halkaas uu iska hor imaad ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Milateriga dowladda gaar ahaan kuwa Danab ee halkaas ku sugan. Wariyaha warbaahinta Dalsan ee ku sugan Dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in Israsaaseyn kooban ay dhexmartay Ciidamo ka […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalaa Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saakay halkaas uu iska hor imaad ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Milateriga dowladda gaar ahaan kuwa Danab ee halkaas ku sugan.

Wariyaha warbaahinta Dalsan ee ku sugan Dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in Israsaaseyn kooban ay dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan dowladda,isla markaana uu ka dhashay Khasaaro.

- Advertisement -

Ugu yaraan hal Askari oo ka tirsan Ciidanka Milateriga dowladda ayaa ku dhaawacmay Israsaaseyntii dhexmartay Ciidanka,kaasi oo dhaawaciisa la dhigay Isbitaalka guud Magaalada.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayan in Isku dhaca Ciidamada uu yimid,kadib markii qaar kamid ah Ciidanka ay ku murmeen waxyaabaha Maanka dooriya oo la sheegay inay Isticmaalayeen.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidanka dowladda oo ay uga hadlayaan Israsaaseyntii saakay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhexmartay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories