HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaal xalay ka dhacay Magaalada Marka

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xalay ka dhacay Magaalada Marka

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Alshabaab ayaa xalay dagaal culus waxa uu ku dhex maray duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose. Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka dambeyay kadib markii ciidamada dowladda fedraalka gaar ahaan guutada 14-ka Octoobar ay weerar ku qaadeen deegaanka Jilib Marka oo Alshabaab ay ku leeyihiin saldhig […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya iyo dagaalamayaasha Alshabaab ayaa xalay dagaal culus waxa uu ku dhex maray duleedka magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha hoose.

Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka dambeyay kadib markii ciidamada dowladda fedraalka gaar ahaan guutada 14-ka Octoobar ay weerar ku qaadeen deegaanka Jilib Marka oo Alshabaab ay ku leeyihiin saldhig weyn.

- Advertisement -

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay dagaalkaas oo socday ku dhawaad saacad iyo bar,iyada oo markjii dambana ay dib deegaanka ay uga soo laabteen ciidmaada Milatariga.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arkayeen meydka ku dhawad 5-dagaalame oo ka tirsan Alshabaab,dhinaca kalana xaladda deegaanka ayaa saakay aad u degan marka laga soot ago dagaalkaas xalay dhacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories