HomeWararIsraa'iil oo beenisay inay basaaseysay Aqalka Cad ee Mareykanka

Israa’iil oo beenisay inay basaaseysay Aqalka Cad ee Mareykanka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’isal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa si cad u dafiray warka ku saabsan inuu dalkiisa basaasayay Mareykanka. Saddex saraakiil oo sarsare ayaa sheegay inay u badan tahay in Israa’iil ay ka dambeeysay 3 aaladood oo ah kuwa wax basaaso oo laga helay Aqalka cad ee Mareykanka looga arrimiyo. Laakiinse warbxin laga soo saaray xaafiska Netanyahu […]

- Advertisement -

Ra’isal Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa si cad u dafiray warka ku saabsan inuu dalkiisa basaasayay Mareykanka.

Saddex saraakiil oo sarsare ayaa sheegay inay u badan tahay in Israa’iil ay ka dambeeysay 3 aaladood oo ah kuwa wax basaaso oo laga helay Aqalka cad ee Mareykanka looga arrimiyo.

- Advertisement -

Laakiinse warbxin laga soo saaray xaafiska Netanyahu ayaa lagu sheegay in hadalkaasi ka soo yeeray saraakisha uu yahay mid aan xaqiiqda ku saleysnayn.

Madaxweyne Donald Trump oo ay Khamiistii shalay ahayd weriyeyaasha weediyeen warkaasi ku aaddan basaasnimada lagu eedeeyay Israa’iil ayuu Trump sheegay in uusan aamisnasanayn in Israa’iil ay basaaseysay Mareykanka.

”Way adagtahay inaan aamino arrintan, sababtoo ah xiriirkayga ku aaddan Israa’iil aad buu u wanaagsanaa” ayuu yiri Trump, isagoona soo xiganayay ka bixitaankii heshiiskii niyukleerka ee Iran iyo go’aankii muranka badan dhaliyay ee maamulkiisa uu safaaradda Mareykanka ugu soo raray Quddus.

- Advertisement -

”Ma aaminsani warkaasi. Waxkasto waa suuragal balse ma aaminsani”.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories