HomeWararBaaq nabadeed oo loo diray beelo ku dagaalamay gobolka Gal-Gaduud

Baaq nabadeed oo loo diray beelo ku dagaalamay gobolka Gal-Gaduud

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Waxaa isi soo taraya baaqyada nabadeed ee loo jeedinayo beelo walaala ah oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Gal-gaduud kuwaas oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan. Odayaashan oo kulan ka yeeshay xiisadda soo cusboonaatay ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay joojiyaan dirirta xal kalana lagu raadiyo tabashooyinka ay kala qabaan labada beelood. […]

- Advertisement -

Waxaa isi soo taraya baaqyada nabadeed ee loo jeedinayo beelo walaala ah oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolka Gal-gaduud kuwaas oo ay ka dhasheen khasaaro kala duwan.

Odayaashan oo kulan ka yeeshay xiisadda soo cusboonaatay ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay joojiyaan dirirta xal kalana lagu raadiyo tabashooyinka ay kala qabaan labada beelood.

- Advertisement -

Dagaal shalay ka dhacay deegaano hoos taga degmada Balan-bale ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh,waxaana saakay xasilooni laga dareemayaa deeganadaas.

Waxa ay ku soo aadayaan dagaaladaan xili shirka di u heshiisiinta beelaha dega Galmudug uu ka socdo magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Gal-gaduud,hase yeeshee waxaa loo diray baaq ku aaddan dhinacayada joojinta dagaalada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories