HomeWararAmarkii Taliska Booliiska Puntland oo ka dhaqan galay Garoowe

Amarkii Taliska Booliiska Puntland oo ka dhaqan galay Garoowe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Taliska ciidanka booliiska ee maamulka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la xiriirta sugidda amaanka magaalada Garoowe ee maamulka Puntland oo maalmaha soo socda marti gelinaysa shir looga hadlayo maalgashiga. Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Muxuyadiin Axmed Muuse oo weriyaasha kula hadlay magaalada Garoowe  ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu sugayo Amniga caasimada Puntland […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka booliiska ee maamulka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la xiriirta sugidda amaanka magaalada Garoowe ee maamulka Puntland oo maalmaha soo socda marti gelinaysa shir looga hadlayo maalgashiga.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Muxuyadiin Axmed Muuse oo weriyaasha kula hadlay magaalada Garoowe  ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu sugayo Amniga caasimada Puntland ee Garoowe,waxaana  taliska uu ka hadlay hubka sharci darada ah ee magaalada lagu dhex-wato, bogcadaha hubka lagu ilaaliyo, ilaalada madaxda, goobaha lagu gado qaadka iyo dhalinyarada taleefoonada furata.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa si adag uga hadlay hubka lagu wato magaalada waxa uu sheegay in guud ahaan hubka sharci darada ah la mamnuucay,iyada oo talisyada qeybaha la amray in ay qoryaha ka qaadaan askrata aan shaqada ku jirin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories