HomeWararAmaanka Magaalada Marka oo aad loo adkeeyay iyo Ra'iisul Wasaare Kheyre oo...

Amaanka Magaalada Marka oo aad loo adkeeyay iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ammaanka magaalada xeebta ah ee Marka ayaa maanta aad loo adkeeyay waxaana halkaas laga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya. Boorar lagu hardhay erayo soo dhaweyn ayaa lagu dhejeyay marinada ugu muhiimsan magaalada Marka iyada oo ciidamada dowladdu ay gaaf wareegayaan magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose. Wefdi hordhac u ah […]

- Advertisement -

Ammaanka magaalada xeebta ah ee Marka ayaa maanta aad loo adkeeyay waxaana halkaas laga dareemayaa qaban qaabada soo dhaweynta Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya.

Boorar lagu hardhay erayo soo dhaweyn ayaa lagu dhejeyay marinada ugu muhiimsan magaalada Marka iyada oo ciidamada dowladdu ay gaaf wareegayaan magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose.

- Advertisement -

Wefdi hordhac u ah ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in ay gaaraan saacadaha soo socda halkaas,waxaana si weyn loo adkeynayaa amniga guud ee magaalada Marks.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories