HomeWararXeer Ilaaliyaha Qaranka oo kulamo ka wada magaalada Baydhabo

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo kulamo ka wada magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya. Wefdiga uu hogaaminayay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa kulamada ay la qaateen madaxda maamulka Koonfur Galbeed waxaa looga […]

- Advertisement -

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo la qaatay masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya.

Wefdiga uu hogaaminayay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa kulamada ay la qaateen madaxda maamulka Koonfur Galbeed waxaa looga hadlayay arrimaha xeerarka muhiimka u ah dalka iyo sida dhinacyada ay quseyso ay uga wadashaqeyn karaan.

- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay ayaa magaalada Baydhabo waxaa gaaray masuuliyiin  ka socday beesha caalamka gaar ahaana safiirada dalalka caalamka u jooga Somalia hay’adaha deq bixiyaasha iyo wefdi uu hor kacayay ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories