HomeWararSawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan...

Sawirro:-Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo isku dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Bakool

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Saraakiisha ciidamada dowladda Somaliya eek u sugan gobolka Bakool aya shegay in uu isku soo dhiibay Yaroow Xasan Aaden, oo ka mid ahaa dagaalamayaasha Alshabaab isla markaana uu iska dhiibay defgmada Xudur ee gobolka Bakool. Milatariga Somalia saraakiisha u hadashay waxa ay sheegeen in ninkaan Alshabaab dhexdiisa looga garanayay Sayfu-Laahwaxaana uu ka codsaday shacabka in […]

- Advertisement -

Saraakiisha ciidamada dowladda Somaliya eek u sugan gobolka Bakool aya shegay in uu isku soo dhiibay Yaroow Xasan Aaden, oo ka mid ahaa dagaalamayaasha Alshabaab isla markaana uu iska dhiibay defgmada Xudur ee gobolka Bakool.

Milatariga Somalia saraakiisha u hadashay waxa ay sheegeen in ninkaan Alshabaab dhexdiisa looga garanayay Sayfu-Laahwaxaana uu ka codsaday shacabka in ay iska cafiyaan.

- Advertisement -

Sarkaalkaan lagu magacaabo Seyfu-Laah, ayaa sheegay in uu kasoo dagaallamay Gobollo badan oo ka tirsan Soomaaliya,wuxuuna Kooxda Al-Shabaab u qaabbilsanaa isku xirka Ciidanka iyo hor-joogayaasha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories